Topic
Warkasta is tracking heer across 3 reports from 3 sources. Recent coverage touches fiqi, gaashaandhigga, and sare, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Taliyaha Taliska Ciidanka Gaarka ah ee XDS, Sarreeye Guuto Aadan Maxamed Cumar, ayaa dalka Masar tababar heer sare ah ugu soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Gaarka ah ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Tababarka ayaa diiradda lagu saarayay xirfadaha Kumaandooska, la-dagaallanka argagixisada, dagaalka magaalooyinka iyo hawlgallada dallayadaha. Munaasabadda waxaa ka qeybgalay saraakiil Soomaali iyo Mas

Muqdisho – Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan heer sare ah la yeeshay Wasiirka Difaaca Shiinaha, Admiral Dong Jun, iyadoo labada dhinac ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka labada dal iyo ballaarinta iskaashiga dhinacyada difaaca iyo amniga. Kulanka oo ku dhacay jawi saaxiibtinimo iyo is-afgarad leh ayaa diiradda lagu…