Topic
Warkasta is tracking tartanka across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches golaha, 132, and uud, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Muqdisho, Soomaaliya – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ahna ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa garoonka kubadda koleyga ee Wiish Stadium kaga qeyb galay ciyaarta kama dambaysta ah ee Tartanka Kubadda Koleyga General Daa’uud, oo ay isaga horyimaadeen kooxaha Heegan iyo Dekadaha. Ciyaar xiiso badan oo uu ka muuqda
Muqdisho, 24 Sebteembar 2026 — Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa soo saaray qaraar lagu laalayo Xeerka LR. 132 ee 11/05/2023 iyo Qaraarka Hirgelinta Hannaanka Tartanka Furan ee Shaqaalaha…