Topic
Warkasta is tracking uud across 1 report from 1 source. Recent coverage touches golaha and tartanka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho, Soomaaliya – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ahna ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa garoonka kubadda koleyga ee Wiish Stadium kaga qeyb galay ciyaarta kama dambaysta ah ee Tartanka Kubadda Koleyga General Daa’uud, oo ay isaga horyimaadeen kooxaha Heegan iyo Dekadaha. Ciyaar xiiso badan oo uu ka muuqda