Topic
Warkasta is tracking wakiillada across 5 reports from 2 sources. Recent coverage touches galmudug, golaha, and cusub, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho, 19-ka Oktoobar 2026 – Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixisay natiijada doorashada Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, kaddib markii uu Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo…
Guddoonka cusub ee Golaha Wakiillada Galmudug ayaa maanta si rasmi ah xilka ula wareegay, munaasabad ka dhacday xarunta Golaha ee magaalada Dhuusamareeb. Munaasabadda xil-wareejinta oo qabsoontay 19-ka Oktoobar 2026 ayaa…
Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Wakiillada Dowladda Galmudug, Mudane Xuseen Maxamed Nuur, Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad, Mudane Cabdulqaadir Axmed Cali Quuri, iyo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad, Mudane Mursal Cabdi Aadan, kuwaas oo maanta lagu doortay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda…
Golaha Wakiillada Galmudug ayaa guddoomiye u doortay Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur, ka dib Doorasho ka dhacday magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulkaas.
DhuusamareebMagaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad-goboleedka Galmudug ayaa maanta lagu wadaa inay ka dhacdo doorashada guddoomiyaha Golaha Wakiillada iyo labadiisa ku-xigeen ee maamulkaas, iyadoo ay diyaar-garowga doorashadu ka socoto xarunta lagu qabanayo codbixinta.