Topic
Warkasta is tracking digniin across 3 reports from 2 sources. Recent coverage touches beledxaawo, doolow, and fiqi, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Wasiirka gaashaandhigga dowladda federaalka Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa uga digay siyaasiyiinta mucaaradka in ay abaabul ciidan iyo falal wax… Sii akhri

Beledxaawo (Caasimada Online) – Iyadoo weli xaalad kacsanaan ah laga dareemayo degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo ayaa waxaa maanta bayaan culus soo saaray odayaasha dhaqanka ee ku sugan degmadaasi, kaas oo ay kaga hadleen xaaladihii ugu dambeeyay, gaar ahaan colaadda Gedo. Odayaasha oo shir ku yeeshay Beledxaawo ayaa digniin kasoo saaray xiisadda ka taagan degmadaas,…