Topic
Warkasta is tracking wareer across 1 report from 1 source. Recent coverage touches madaxweyne and sidaas, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Baydhaba (Caasimada Online) – Xildhibaan hore Maxamed Cumar Dalxa oo wareysi gaar ah siiyay Shabelle TV ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, gaar ahaan isbeddellada ka socda magaalada Baydhaba iyo kuwa kale ee la filayo inay ka dhacaan maamulkaasi. Dalxa ayaa sidoo kale ka hadlay wararka maalmahan si weyn loogu faafiyay […] The post “Indhaca