Topic
Warkasta is tracking aasaaska across 2 reports from 1 source. Recent coverage touches qaybgalay and sannad, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Muqdisho – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa ka qaybgalay munaasabad lagu xusayay sannad-guurada 77-aad ee aasaaska Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, taas oo lagu qabtay magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa khudbad uu ka jeediyay munaasabadda marka hore

MUQDISHO – Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa ka qaybgalay munaasabad lagu xusayay sannad-guurada 77-aad ee Aasaaska Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha. Guddoomiye Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo khudbad ka jeediyay munaasabadda ayaa ka hadlay xiriirka taariikhiga ah ee soo jireenka ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Shiinaha, kaas oo ku…