Topic
Warkasta is tracking danjiraha across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches fadhiya, sameeyey, and soo, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Sabti 12 Sep 2026 {HMC} Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa magaalada Muqdisho xaflad sagootin ah ugu sameeyey Danjiraha Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Danjire Alper Aktaş, kaas oo soo gabagabeeyey muddo-xileedkiisii diblomaasiyadeed ee Soomaaliya, islamarkaana dhowaan dib ugu laabanaya dalkiisa. Xaf

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku qaabillay, soo dhoweyn diirranna ugu sameeyay Danjiraha Dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya, Mudane Pier Mario Daccò Coppi. Wasiirka iyo Danjiraha ayaa ugu horeyn si wadajir ah u booqday Xarunta Tiyaatarka Qaranka, iyo waaxyaha Warbaahinta Dowlad