Topic
Warkasta is tracking laba across 4 reports from 2 sources. Recent coverage touches aljeeriya, hal, and haween, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

London (Caasimada Online) – A Somali man holding British citizenship denied three charges of attempted murder on Friday, two of which relate to a knife attack in April that injured two Jewish men in north London. Essa Suleiman, 45, born in London,…
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa magaalada New York kulan laba geesood ah kula yeeshay Wasiirka Dowladda ah, Wasiirka Arrimaha Dibadda, Jaaliyadda Qaranka ee Dibadda iyo Arrimaha Afrika ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Aljeeriya, Axmed Attaf.
BELEDWEYNE (Goobjoog News) — Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay, laba kalena way ku dhaawacmeen kaddib markii miino dhulka lagu aasay ay saaka oo Arbaco ah ku qaraxday goob…

Nairobi (Caasimada Online) – Laba haween ah oo Soomaali ah ayaa lagu xiray magaalada Nairobi ee dalka Kenya, kaddib markii lagu eedeeyay inay si sharci-darro ah uga dhoofinayeen dahab miisaankiisu gaarayay 658 garaam. Haweenka oo lagu kala magacaabo Shukri Cabdullaahi Maxamed iyo Farxiya Xuseen Sabriye ayaa la qabtay Jimcihii, xilli ay ku sugnaayeen garoonka caalamiga […] The post Kenya oo x