Topic
Warkasta is tracking sugaha across 3 reports from 3 sources. Recent coverage touches dhaxal, dal, and kuwait, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

NEW YORK — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la yeeshay Dhaxal-sugaha Kuwait Sheekh Sabah Khaled Al-Hamad Al-Sabah, kaas oo ka dhacay magaalada New York, iyadoo ay socdaan shirarka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka iyo iskaashiga Soomaaliya iyo Kuwait, iyo arrimaha ay labada dal danaha wadaagga…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York kulan doceed kula yeeshay Dhaxal-sugaha Dowladda Kuwait, Sheekh Sabah Khaled Al-Hamad Al-Sabah, iyadoo ay socdaan kulamada heerka sare ee Kalfadhiga 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay.

New York (Caasimada Online) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada New York ee dalka Mareykanka kulamo doceedyo kula yeeshay Madaxweynaha Serbia, Aleksandar Vučić iyo Dhaxal-sugaha dalka Kuwait, Sheekh Sabah Khaled Al-Hamad Al-Sabah. Kulamadan oo barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa waxaa looga hadl