Original Somali text
Taliye ku xigeenka Ciidanka Dhulka oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay amniga gobolka Bay
Taliye ku xigeenka Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Cabdullaahi Xuseen Aadan (Ciro), ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlayay amniga gobolka Bay iyo xoojinta wada shaqeynta hay’adaha amniga ee ka howlgala gobolkaasi. Kulanka waxaa kasoo qeyb galay Taliyaha Qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Taliyaha Qeybta Booliiska gobolka Bay, Taliyaha Qeybta Hay’a
SOOriginal shown · SoomaaliSomali National TV1 min read