Topic
Warkasta is tracking cumaan across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches dib, hadlay, and muqdisho, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Gamal Maxamed Hassan, oo ay weheliyaan Wasiiru Dowlaha Wasaaradda, Mudane Maxamed Abubakar Sherif iyo Wasiir Ku- Xigeenka Wasaaradda, Mudane Cisman Maxamed Cabdi (Daalo) ayaa qaabilay Mudane Salim bin Habib bin Salam Al Amiri, Safiirka Dowladda Cumaan u fadhiya Soomaaliya. Kulanka…

Dowladda Saldanadda Cumaan ayaa dib u furtay safaaraddeeda magaalada Muqdisho 36 sano kadib, sida ay shaacisay Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya. Arrintan ayaa ku soo beegmeysa xilli labada dal ay kordhinayaan xiriirkooda diblomaasiyadeed iyo iskaashiga dhinacyada gaadiidka, isgaarsiinta iyo ganacsiga, iyadoo bishii Sebtembar ay bil