Topic
Warkasta is tracking degmada across 7 reports from 4 sources. Recent coverage touches deni, dhulka, and boosaaso, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

09-(Jowhar)-Wararka ka imanaya degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in dagaalamayaasha Alshabaab ay weerar hoobiyaal ah ku soo qaadeen saaka waaberigii xero ku taal duleedka degmada Baardheere. Ciidamada ku sugnaa xeradaas ayaa la sheegay inay howlgalo ka sameeyeen duleedka xerada oo ku taal dhinaca Koofureed ee degmada Baardheere iyadoo halkaas ay iskahorimaad fool ka […]

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni oo safar ku maraya degmooyin ka titan gobollada bariga fog ee Puntland ayaa maanta tegay degmada… Sii akhri

Sept 06 (Jowhar)- Taliyahii Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar iyo saraakiil kale oo ka tirsan Ciidanka Xoogga ayaa gaaray degmada Baardheere ee Gobolka Gedo,halkaas oo Taliyaha iyo saraakiisha uu hoggaaminayay si weyn loogu soo dhoweeyay. Safarka Taliyaha Ciidanka Dhulka ayaa salka ku haya u kuurgelidda xaaladda amni ee gobolka, […]

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray degmada Iskushuban ee gobolka Bari, halkaas oo si… Sii akhri

Cadaado, Agoosto, 16, 2026 {HMC} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu wehliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa galabta safar dhulka ah kusoo gaaray degmada Cadaado ee Gobolka Galguduud. Madaxweynaha ayaa safarkiisa u kuurgalka nolosha bulshada iyo amniga deegaanka, subaxnimadii hore ka soo bilaabay magaalada D

Wafdi uu hoggaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ayaa maanta gaaray degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud. Wafdiga waxaa si diirran ugu soo dhaweeyay wasiirro, xildhibaanno heer federaal iyo heer dowlad-goboleed, masuuliyiin ka tirsan Galmudug iyo boqollaal ka mid ah shacabka degmada Ceeldheer oo isugu soo baxay soo dhoweynta wafdiga. Musharraxa Hoggaamiyaha Gal

Wararka ka imanaya deegaanka Laag ee degmada Boosaaso ayaa sheegaya in goordhaweyd ay halkaas isku rasaaseeyeen ciidamo ka tirsan daraawiishta… Sii akhri