Topic
Warkasta is tracking dhaqaalaha across 6 reports from 4 sources. Recent coverage touches goboleedyada, ballaarinaysa, and kulankooda, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Dowladda Soomaaliya ayaa dadaallada ka dhanka ah Al-Shabaab ku ballaarinaysa meel ka baxsan howl-gallada milatari, iyadoo xoogga la saarayo dhinacyada fikirka, dhaqaalaha, warbaahinta, diinta iyo saameynta bulshada ee kooxdu ku sii jirto.

Muqdisho โ Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu soo bandhigayay Warbixinta Dhaqaalaha Soomaaliya ee sanadka 2025, oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Maaliyadda XFS. Warbixinta ayaa lagu soo bandhigay xaaladda guud ee dhaqaalaha dalka, horumarka la sameeyay sanadkii 2025, dib-u-habaynta hannaanka maa

Raโiisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya aysan siyaasadeyn dhaqaalaha ay siiso dowlad goboleedyada, isaga ooโฆ Sii akhri

Muqdisho (Caasimada Online) โ Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa sheegay in Dowladda Federaalku aysan siyaasadeyn taageerada dhaqaale ee ay siiso dowlad-goboleedyada. Raโiisul Wasaaraha ayaa shaaciyay in sanadkii 2025 uu ahaa sannadkii ay dhaqaalaha ugu badnaa la siiyay maamullada dalka, xilli dowlad-goboleedyada qaar uu khilaaf xooggan kala dhexeeyo dowlad

Muqdisho, Soomaaliya โ Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa maanta xafiiskooda ku qaabilay masโuuliyiin ka socotay Wasaaradda Maaliyadda, kuwaas oo uu hoggaaminayay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda, Mudane Cabdulqaafaar Cilmi Xaange, iyo xubno kale oo
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, kaas oo looga hadlay warbixinno kala duwan oo la xiriira amniga, dhaqaalaha, waxqabadka Xukuumadda iyo Warbixin la xiriirtaโฆ