Topic
Warkasta is tracking dhexe across 3 reports from 1 source. Recent coverage touches shabeellaha, bariga, and brics, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Shabeellaha Dhexe – Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay tuulada Bur Saruur ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo lagu dilay…
Dalalka ku bahoobay ururka BRICS ayaa si wadajir ah u ansixiyey Baaqa New Delhi, iyagoo walaac xooggan ka muujiyey dagaalka iyo xiisadaha sii kordhaya ee Bariga Dhexe. Bayaanka ayaa dhinacyada ugu baaqay xakamayn buuxda iyo inay ka fogaadaan tallaabooyin sii hurin kara colaadda.
Falcelin xooggan ayaa kasoo dhalatay fal dil ah oo ka dhacay gobolka Shabeellaha Dhexe, kaas oo lagu dilay askari ka tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.