Topic
Warkasta is tracking dib across 5 reports from 3 sources. Recent coverage touches soomaaliya, dekedda, and diyaaradaha, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Washington (Caasimada Online) — Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in Soomaaliya dib loogu dari doono warbixinnada dadweynaha ee nidaamka digniinta hore ee macluusha laga bilaabo bishan September, kadib markii dalka laga reebay laba qiimeyn oo waaweyn oo caalami ah oo lagu cabbiro baahida gargaarka cuntada. Soomaaliya, Afghanistan iyo Yemen ayaa ka maqnaa warbixintii ugu dambeysay ee […] The

Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wada qorshe dib loogu habeynayo nidaamka maamulka iyo howlaha hay’adaha amniga gudaha, iyadoo qorshahan lagu doonayo in lagu xoojiyo isla xisaabtanka, wada-shaqeynta hay’adaha iyo awoodda dowladda ee maareynta amniga dalka. Qorshahan ayaa kamid noqday qodobadii muhiimka ahaa ee lagu gorfeeyay Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha oo la

Dawlada Federaalka si rasmi ah ayay dib u soo nooleysay shirkadda diyaaradaha bishii Luulyo 2025-kii, iyadoo heshiis u saxiixday in la helo laba diyaaradood oo Airbus A320 ah oo loogu talagalay shirkadda qaranka. Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Rayidka Maxamed Faarax ayaa sheegay in diyaaradaha ay leeyihiin shacabka Soomaaliyeed, iyadoo qorshuhu yahay in duulimaadyadu ka bilaabmaan […]

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa goordhow howlgal qorsheysan dib ula wareegay deegaanka Sumadaale ee degmada Cadale, gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo ay fariisimo waaweyn ku lahaayeen kooxaha Khawaarijta. Howlgalka ayaa ciidamada u suurtageliyay inay Khawaarijta ka saaraan godadkii iyo fariisimihii ay ku dhuumaaleysanayeen, iyadoo lagu soo warramayo in cadowgu uu halkaasi uga cararay j

Waxaa saaka oo axad ah dib loo furay dhammaan goobaha ganacsiga iyo dekedda Boosaaso, iyada oo magaalada la dareemayaa mashquul… Sii akhri