Topic
Warkasta is tracking gaashaandhigga across 1 report from 1 source. Recent coverage touches difaaca and wasiirka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan heer sare ah la yeeshay Wasiirka Difaaca Shiinaha, Admiral Dong Jun. Kulanka oo ku dhacay jawi saaxiibtinimo iyo is-afgarad leh, ayaa diiradda lagu saaray sii xoojinta xiriirka taariikhiga ah ee Soomaaliya iyo Shiinaha iyo ballaarinta iskaashiga difaaca iyo amniga. Labada…