Topic
Warkasta is tracking guudlaawe across 7 reports from 3 sources. Recent coverage touches cali, hirshabeelle, and qaaday, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Dib u doorashada Cali Guudlaawe Xuseen ee madaxweynaha HirShabeelle ayaa dhalisay su’aalo ku saabsan jihada uu maamulkaasi qaadi doono, gaar ahaan sida uu uga falcelin doono khilaafka siyaasadeed iyo diidmada ka taagan gobolka Hiiraan. Khudbad socotay 19 daqiiqo oo uu jeediyay kaddib dib u doorashadiisa, Guudlaawe ayaan soo hadal qaadin khilaafka…

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa hambalyo diirran u diray hoggaamiyaha dib loogu doortay Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe), iyo Ku-xigeenkiisa, Mudane Cabdifataax Xasan Afrax oo maanta kusoo baxay doorashadii ka dhacday magaalada Jowhar ee xarunta gobolka S

Qaar kamid ah xubnaha siyaasiyiinta mucaaradka ayaa soo dhaweeyey doorashadii maanta ka dhacday magaalada caasimada ah ee Jowhar oo ay kusoo baxeen Madaxweyne Cali Guudlaawe oo dib loo doortay iyo Cabdifitaax Xasan Afrax, kadib markii loo doortay madaxweyne ku xigeenka cusub ee maamul-goboleedka HirShabelle. Siyaasiga Cabdulqaadir Cosoble oo kamid ah Madasha…

Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa mar kale loo doortay Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, kadib doorasho maanta ka dhacday magaalada Jowhar, halkaas oo uu ku helay 81 cod. Musharrax Nuur Cilmi Calane ayaa helay 13 cod, halka tirada guud ee xildhibaannadii codeeyay ay ahayd 98. Afar cod ayaa xumaaday. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,…

JOWHAR, Soomaaliya — Madaxweynaha Soomaaliya Hassan Sheikh Mohamud ayaa Sabtidii hambalyo u diray Ali Abdullahi Hussein Guudlaawe oo mar kale loo doortay madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle, iyo sidoo kale Madaxweyne ku-xigeenka cusub Abdifitah Hassan Afrah. Labada hoggaamiye ayaa lagu doortay caasimadda gobolka, Jowhar, Sabtidii, sida ku xusan bayaan ka soo baxay xafiiska madaxweynaha. Hassan Sheikh wuxuu u rajeeyay…

Madaxweynaha HirShabeelle, Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilka ka qaaday guddoomiyihii gobolka Hiiraan, Maxamed Xuseen Maxamed Carab, isaga oo xilkaas u magacaabay Muuse Salaad Weheliye, sida lagu shaaciyay wareegto uu soo saaray. Afhayeenka madaxweynaha ayaa sheegay in go’aanka xil ka qaadista iyo magacaabista cusub uu yimid kaddib soo jeedin ka timid Wasiirka…

Hoggaamiyaha maamulka Hirshabeelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe), ayaa xilka ka qaaday guddoomiyihii gobolka Hiiraan, Maxamed Xuseen Maxamed (Carab), isagoo xilkaas u magacaabay Muuse Salaad Wehliye oo hore u soo…