Topic
Warkasta is tracking khawaarijta across 3 reports from 2 sources. Recent coverage touches dilay, danab, and hiiraan, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Sept 05 (Jowhar)- Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab ayaa hawlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaanka Buula Fulaay ee Gobolka Baay ku dilay 14 xubnood oo ka tirsan Khawaarijta, iyadoo ciidanku ay dul tageen qaar ka mid ah meydadkooda. Ciidanka oo beegsaday fariisimo ay si qarsoodi ah uga sameysteen deegaanka ayaa […]

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya Saaxiibbada Caalamka, ayaa xalay fuliyay duqeyn cirka ah oo lagu bartilmaameedsaday fariisimo ay Khawaarijta ka sameysteen deegaanka Suullaay, oo qiyaastii 17 kiiloomitir dhanka koonfureed kaga beegan deegaanka Teedaan ee gobolka Hiiraan.Howlgalka ayaa lagu dilay 25 xubnood oo ka tirsanaa Khawaarijta, halka 18 kale lagu dhaawacay. Sidoo kale, afar

Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa xalay saqdii dhexe howlgal qorsheysan ka fuliyay degmada Sablaale ee gobolka Shabeellaha Hoose, kaas oo lagu bartilmaameedsaday goobo ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka Khawaarijta. Howlgalka ayaa lagu dilay toddobo dhagarqabe oo ka tirsanaa Khawaarijta, oo uu ku jiray horjooge kaalin ku lahaa abaabulka maleeshiyaadka kooxda. Sidoo kale, C