Topic
Warkasta is tracking maalmaha across 4 reports from 2 sources. Recent coverage touches xorriyadda, kormeer, and muqdisho, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Guddiga Qaranka ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda iyo Midnimada, oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Guddiga ahna Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS, Mudane Cali Yuusuf (Cali Xoosh), ayaa kormeer ku sameeyey Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, kaas oo qayb ka ah diyaar-garowga munaasabadaha Maalmaha Xorriyadda. Xubnaha Guddiga Qaranka ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda ayaa

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud oo ku guda jira dardargelinta howlaha diyaarinta maalmaha Xorriyadda, ayaa maanta kormeer ku tegay Tiyaatarka Qaranka, halkaas oo Kooxda Hobollada Qaranka ee Waabari ay ka wadeen tababarrada iyo bandhigyada faneed loogu diyaar garoobayo munaasabadaha maalmaha Qaranka. Kormeerka Wasiirka ayaa la xiriiray

Guddoomiyaha Guddiga Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda iyo Midnimada, ahna Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS, Ali Yusuf Ali (Xoosh), ayaa guddoomiyay kulanka Guddiga Qabanqaabada Xuska Maalmaha Xorriyadda iyo Midnimada Qaranka ee sanadguurada 66-aad ee 26-ka Juun iyo 1-da Luulyo. Kulanka waxaa martigelisay Wasiirka Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha, Khadiija Max

Muqdisho – Guddoomiyaha Guddiga Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda iyo Midnimada Qaranka, ahna Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Cali Yuusuf Cali, ayaa Muqdisho ku guddoomiyay kulankii ugu horreeyay ee guddiga u xilsaaran qabanqaabada xuska sanadguurada 66-aad ee 26-ka Juun iyo 1-da Luulyo. Kulanka, oo ka dhacay magaal