Topic
Warkasta is tracking milyan across 5 reports from 3 sources. Recent coverage touches soomaaliya, dhalinyarada, and mareykanka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Qaramada Midoobay ayaa Soomaaliya u qoondeysay $16 milyan oo qayb ka ah $160 milyan oo loogu talagalay 12 dal oo wajahaya xaalado bani’aadannimo oo aan helin maalgelin ku filan. Lacagta ayaa lagu dhawaaqay 2-da Oktoobar 2026, waxaana Soomaaliya ka mid tahay siddeed dal oo Afrikaan ah oo ka faa’iideysanaya maalgelintan. Dhaqaalaha waxaa loogu talagalay in…
Muqdisho, 23 Sebteembar 2026 — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhammaystirtay ansixinta Qorshaha Qaranka Dhalinyarada, Nabadda iyo Amniga 2026–2030, oo lagu qiyaasay kharash dhan $56 milyan. Qorshahan shanta sano ah ayaa…
Qaramada Midoobay ayaa ka digtay in roobabka la saadaaliyay ee El Niño ay saameyn ku yeelan karaan ilaa 3.4 milyan oo qof oo ku nool Soomaaliya, iyadoo khatarta fatahaadaha ay sare u sii kacayso bilaha Oktoobar ilaa Diseembar
Hay’adda Ilaalinta Xogta Ireland (Data Protection Commission – DPC), oo ah hay’adda ugu weyn ee Midowga Yurub u qaabilsan kormeerka xogta shirkadaha waaweyn ee tiknoolajiyadda, ayaa Google ku soo rogtay ganaax dhan €403 milyan, oo u dhiganta ku dhowaad $463 milyan, kadib markii lagu helay jebinta qaar ka mid ah xeerarka Midowga Yurub ee ilaalinta xogta shakhsiga ah.

Washington (Caasimada Online) – Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday abaalmarin gaareysa illaa $5 milyan oo la siinayo cid kasta oo keenta xog ku saabsan Khadra Essa, oo ah haweeney Soomaali ah oo haysata dhalashada Netherlands, taas oo Washington ku eedeysay inay door sare ku lahayd koox haween ah oo ka tirsanaa ururka Daacish ee ka…