Topic
Warkasta is tracking saraakiil across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches ciidan, fiqi, and puntland, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo uu hoggaaminayey Taliyaha Dugsiga Tababarka Ciidamada ee TURKSOM, S/Gaas Sabahattin Kalkan. Wafdiga waxaa ka mid ahaa Captain Dr. Haldun S. Çetinarslan, U-qaybsanaha Arrimaha Ciidamada iyo Ciidanka Badda Turkiga, oo soo gabagabeynaya muddadii shaqadiisa…

Boosaaso (Caasimada Online) – Puntland ayaa maanta garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso ka xirtay saraakiil ciidan oo la sheegay inay u safrayeen magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Laba sarkaal oo ka tirsanaa ciidamadii Dowladda Federaalka ay dhawaan kula wareegtay deegaanka Kuur-ilaalo ee degmada Rako-raaxo ayaa ka mid ah dadka lagu xiray garoonka, sida ay sheegayaan wararka […