Topic
Warkasta is tracking sheegay across 7 reports from 4 sources. Recent coverage touches beeniyay, booliiska, and degdeg, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Dagaalkii socday tan iyo bartamihii bishii Febraayo ayaa keenay in la qabto “hub laga yaabo in loo gudbin lahaa ciidamada Tigrayga,” kaas oo la soo marsiinayay dhanka dekedda Massawa, sida uu sheegay Field Marshal Birhanu Jula oo ah Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida ee Itoobiya. Field Marshal Birhanu ayaa sheegay in saraakiil ka tirsan…

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo ka qayb-galay kulan looga hadlay xaaladda adag ee Koonfur Galbeed ayaa Dowladda Federaalka ugu baaqay inay tallaabo ka qaaddo shaqsiyaadka uu sheegay inay ku lug leeyihiin falalka argagixisada, kuwaas oo uu xusay inay ku sugan yihiin magaalooyin ka tirsan dalka Kenya.…

Madaxweynihii 7-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa beeniyay sheegasho ay maanta baahisay Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), taas oo la xiriirtay eedeymo loo jeediyay ilaaladiisa oo ka tirsan Ciidanka Qaranka. War-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska madaxweynihii hore ayaa lagu sheegay in sheegashada NISA aysan ka tarjumayn xaqiiqa

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi oo qoraal soo saaray ayaa u jawaabay mucaaradka kasoo horjeedo Dowladda Federaalka Soomaaliya oo mar kale dhaq-dhaqaaqyo ciidan ka bilaabay magaalada Muqdisho. Dhaq-dhaqaaqyada ayaa laga dareemay aagga hoteel Jasiira oo ay dagan yihiin mucaaradka, waxaana sidoo kale halkaas lagu arkay ciidamo ka tirsan kuwa ammaa
Taliyaha Qaybta Booliiska Gobolka Gedo, Korneyl Diyaad Cabdi Khaliil, ayaa sheegay in ciidamada Daraawiishta Maamulka Jubbaland ay si nabad ah ku galeen magaalada Beledxaawo, isla markaana aysan jirin wax dagaal ah oo ay magaalada kula galeen ciidamo kale.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed oo kasoo laabtay safar uu ku tegay dalka Imaaraadka Carabta ayaa sheegay in dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Xasan Sheekh ay uga qiil dhiganayso safarkiisa si ay u weerarto hoggaanka mucaaradka. “Imaaraadka waan degenahay, saddex maalin ayaa soo joogay, caruurteyda degan, arrimo qoys ayaa u…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in dalalka Yurub ay oggolaadeen in si degdeg ah suuqa loogu sii daayo qayb ka mid ah kaydka istiraatiijiga ah ee naaftada, xilli qiimaha…