Topic
Warkasta is tracking sibu across 4 reports from 2 sources. Recent coverage touches markabka, puntland, and howlgalkii, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Warar soo baxaya sheegaya in howlgalkii shalay lagu furtay markabka SIBU 1 ay wada fuliyeen ciidan ay keentay shirkadda leh… Sii akhri
Markab saliid oo Mareykanku cunaqabateeyay, Sibu 1, ayaa la sii daayay ka dib markii ay burcad badeed Soomaali ah qafaasheen bishii Agoosto, ciidamada badda ee gobolka Puntland ee Soomaaliya ayaa sheegay Jimcaha.

Ciidamada badda Puntland ee PMPF ayaa caawa faahfaahin dhammeystiran ka bixisay howlgalkii ay saaka ku furteen markabka SIBU 1/SEAMUL oo… Sii akhri

Puntland ayaa shaacisay in mid ka mid ah kooxdii Burcad-badeedda ee haystay markabka SIBU 1, la dilay afar kalana la dhaawacay,… Sii akhri