Topic
Warkasta is tracking soomaali across 10 reports from 6 sources. Recent coverage touches mareykanka, adduunka, and bangiga, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

WASHINTON – Adan Abdullah, oo 31 jir ah, Soomaali ah kuna noolaa gobolka Minnesota, ayaa loo qaaday xabsiga milatari ee Mareykanka ee Guantanamo Bay, ee ku yaalla dalka Cuba, sida ay sheegtay warbaahinta gudaha. Adan ayaa sheegay in saraakiil federaal ah ay qabteen bishii December, xilli maamulka Madaxweyne Donald Trump uu bilaabay howlgalka tarxiilka dadka […]

Minneapolis (Caasimada Online) — Dowladda Mareykanka ayaa nin Soomaali ah oo magangelyo doon ah u wareejisay xabsiga Guantánamo Bay ee Cuba, kadib markii ay hay’adda socdaalka ICE ku xirtay gobolka Minnesota, iyadoo ninkaasi aanu lahayn wax dambi ah oo hore loogu helay. Adam Abdullah, oo 31 jir ah, ayaa muddo ku dhow laba toddobaad lagu […] The post Mareykanka oo nin Soomaali ah geeyey xabsi

Cadan (Caasimada Online) — Ciidamada Yemen ee ka soo horjeeda Xuutiyiinta ayaa sheegay in meydadka dagaalyahanno Soomaali ah oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab laga dhex helay xubno ka tirsan Xuutiyiinta oo lagu dilay dagaallo ka dhacay xeebaha galbeedka Yemen, arrin sii xoojineysa walaaca laga qabo xiriirka sii kobcaya ee labada kooxood. Ciidamada National Resistance Forces […] The post Dad Soo

Talaado 8 Sep 2026 {HMC} Dowladda Yemen ayaa sheegtey in Soomaali ka barbar dagaallamayso oo ku jirto kooxda Xuutiyiinta, sida ay qortay jariiradda TheNational oo intaasi ku dartay in uu jiro xidhiidh koraya oo ka dhexeeya kooxaha Xuutiyiinta Yemen & AS. Waxa la heley tiro meydad Soomaali ah oo dhintay, intii uu socday dagaal ciidamada […] The post Dowladda Yemen oo sheegtey in Soomaali

Arbaco 19 Augt 2026 {HMC} Wiil Soomaali ah ayaa dhaawac daran Loogu geystay Suuqa Xarunta Takaasida ee Xaafadda Bellville ee Cape Town, isagoona noqonaya Qofkii Saddexaad ee Soomaali ah ee dhaawac loo Geeystay. Xaaladda Suuqa Xaafadda Bellville ee Cape Town ayaa cirka isku shareereeysa, iyadoona ay sii xoogeysanayaan Dibadbaxyada Rabshadaha wata ee ay dhigayaan Ururka […] The post {DAAWO SAW

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda. The post Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in first appeared on Radio Dalsan .

Mid ka mida waxyaabaha xiisaha u yeelaya finalka waa inays iska hor imaanayaan Messi iyo Lamine Yamal oo loo arko xiddig si weyn saaxada kubada ku baddeli karaya.

Wararka soo baxaya ayaa sheegaya in koox burcadbadeed Soomaali ah ay maanta oo jimce ah qabsadeen markab shidaal oo marayay… Sii akhri

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah. The post Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka first appeared on Radio Dalsan .

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah? The post Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya first appeared on Radio Dalsan .