Topic
Warkasta is tracking soomaalida across 3 reports from 2 sources. Recent coverage touches ciidanka, madaxweyne, and midoobay, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Axad 12 Sep 2026 {HMC} Madaxweynaha Dowlad-Deegaanka Soomaalida Itoobiya, Mustafe Muxumed Cumar, ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed ee Deegaanka Soomaalidu ay muddo dheer soo mareen halgan isdaba joog ah oo ay ku doonayeen xuquuqaha aasaasiga ah iyo xorriyadda. Madaxweyne Mustafe ayaa qoraal uu ku baahiyay boggiisa Facebook ku sheegay in kumannaan qof ay naftooda iyo laxaadkooda […] The p

Muqdisho (Caasimada Online) – Laba nin oo Soomaali ah ayaa la sheegay inay door muhiim ah ka qaateen xiriirka sii xoogeysanaya ee u dhexeeya kooxda Al-Shabaab iyo Xuutiyiinta Yemen, iyaga oo fududeeyay helitaanka hub, tababbar militari iyo xiriir toos ah oo labada dhinac ah. Jibriil Yaxye Cali, oo loo yaqaanay Gacaamey, ayaa Yemen uga shaqeynayay […] The post Xogta ragga Soomaalida ah ee isk

Arbaco 2 Sep 2026 {HMC} Qaramada Midoobay oo taageertay qorshaha Ciidanka Soomaalida kula wareegayaan mas’uuliyadda Amniga Dalka, iyagoo balllan qaaday in ay horumarin doonaan. Xilli maalmihii la soo dhaafay la hadal hayay in la xirayo Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ee loo soo gaabiyo UNSOS ayaa waxaa maanta Madaxtooyadda Soomaaliya kulan gaar ah ku yeeshay […] The post Qaram