Topic
Warkasta is tracking duqa across 3 reports from 3 sources. Recent coverage touches aljeeriya, guddoomiyaha, and hambalyo, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa hambalyo u diray Hoggaamiyaha cusub ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe), iyo ku-xigeenkiisa, Cabdifataax Xasan Afrax, oo maanta lagu doortay magaalada Jowhar. Duqa Muqdisho ayaa hoggaanka cusub u rajeeyay guul iyo horumar, isaga oo ku boorriye
Khilaaf ayaa ka dhex taagan duqa degmada Gaalkacyo Xuseen Cabdinuur Maxamed iyo guddoomiyaha gobolka Mudug Cabdiweli Jibriil Bayle, kaas oo… Sii akhri
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa kulan la yeeshay Safiirka Jamhuuriyadda Aljeeriya u fadhiya Soomaaliya, Mudane Mohamed Alim. Kulanka…