Topic
Warkasta is tracking imtixaanka across 4 reports from 4 sources. Recent coverage touches diplomacy, dugsiyada, and furay, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Sabti 15 Aug 2025 {HMC}Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqaysa natiijada Imtixaanka Fasalka 12aad ee sannad dugsiyeedka 2025/26 iyada oo qaban-qaabada arrintaas ay socoto.Time & Calendars Wasaaraddu waxa ay shaacin doontaa tirada Ardayda gudubtay, kuwa dhacay, Gabdhaha, Wiilashada, kaalmaha koowaad, labaad & Saddexaad i
Sida ay shaacisay wasaaradda waxbrashada hiddaha iyo tacliinta sare ee Soomaaliya, Khamiistii toddobaadkan waxaa soo idlaaday imtixaanka dugsiyada sare Soomaaliya.
MUQDISHO — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u furay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiga sare ee sannadka 2026. Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa sheegay in Xukuumadda DanQaran ay maalgashi xooggan ku sameysay waxbarashada, isla markaana ay juhdi iyo dadaal badan gelisay mustaqbalka ardayda Soomaaliyeed iyo […
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa Isniinta maanta ah si rasmi ah u daah-furay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Dhexe ee Gobolka Banaadir, iyadoo sanadkan ay imtixaanka u fariisteen in ka badan 46,000 oo arday. Imtixaanka oo lagu galayo 125 xarumood oo ku kala yaalla degmooyinka Gobolka Banaadir, […]