Topic
Warkasta is tracking nairobi across 6 reports from 4 sources. Recent coverage touches beesha, commission, and golaha, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Dhisme ayaa ku burburay degmada Eastleigh ee Nairobi oo si aad ah loo deggan yahay, taasoo keentay cabsi ah in dadku ay ku xayiran yihiin hoosta burburka. Sida la sheegay, tani waa masiibo saddexaad oo noocan ah muddo gaaban gudaheed, dhacdadan ayaa xoojisay su'aalaha ku saabsan badbaadada dhismaha, fashilka xeerarka iyo in kuwa mas'uulka ah ay marna la kulmi doonaan cadaaladda. NAIROBI (WDN) — Argagax iyo cabsi ayaa qabsaday Eastleigh,...
Xubnaha Golaha Mustaqbalka oo ka kooban Madasha Samatabixinta Mucaaradka, Jubbaland iyo Puntland ayaa la filayaa in maalmaha socda ay isugu tegaan magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya, halkaas oo ay ku yeelan doonaan shir xasaasi ah, sida ay innoo xaqiijiyeen ilo wareedyo xilkas ah oo aad ugu dhow golaha. Sida ay…
Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa faahfaahin ka bixiyay kulan ay shalay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku yeesheen inta badan isimada dhaqanka beesha Daarood, kaas oo looga hadlay xaaladda guud ee dalka iyo duruufaha ka jira deegaannada ay kasoo jeedaan. Garaadka ayaa sheegay in kulanka uu ahaa mid ay isimadu isku…
Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa ka hadlay kulan ay shalay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku yeesheen inta badan isimada… Sii akhri
Guddiga Xuquuqda Aadanaha ee Madaxa Bannaan ee Soomaaliya ayaa furay aqoon-is-weydaarsi shan maalmood ah oo ka dhacaya Nairobi, kaas oo lagu xoojinayo hogaaminta iyo awoodda hay’adda, iyadoo ay taageero ka helayso dowladda Iswiidhan. Aqoon-is-weydaarsigan waxaa lagu qabanayaa iskaashi la leh Machadka Raoul Wallenberg ee Xuquuqda Aadanaha iyo Sharciga Bani’aadamnimada (RWI). Khudbadaha furitaanka waxaa soo jeediyay…
Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka (GMXIQ), oo kaashanaya Machadka Raoul Wallenberg ee Xuquuqul Insaanka iyo Sharciga Bani’aadannimada (RWI), ayaa magaalada Nairobi ka furay aqoon-is-weydaarsi shan maalmood soconaya oo ku saabsan hoggaaminta sare iyo horumarinta awoodda hay’adeed ee Guddiga, kaas oo ay taageerayso Dowladda Sweden. Munaasabadda furitaanka ayaa waxaa hadal