Topic
Warkasta is tracking garab across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches dadka, jaamac, and xuutiyiinta, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa sheegay in taageerada dadka Soomaaliyeed ee ku nool Mooyaale ay waajib ku tahay dhammaan ummadda Soomaaliyeed, isaga oo carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay garab istaagga dadka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan. Garaad Jaamac ayaa adkeeyey midnimada, walaaltinimada iyo iskaashiga bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan marka ay jiraan duruufo u…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadashay weerarro gantaallo ah oo Jimcihii kooxda Xuutiyiinta Yemen ay ku qaaday garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee King Khalid ee magaalada Riyadh, kaas oo dhaliyay dhimashada ugu yaraan illaa saddex qof iyo dhawaca dhowr qof oo kale. Dowladda Soomaaliya ayaa marka hore si adag…