Topic
Warkasta is tracking qaraxii across 3 reports from 2 sources. Recent coverage touches guddoomiyaha, hargaha, and qaybgalay, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa Isgoyska Soobe kaga qeybgalay munaasabad lagu xusayay dadkii Soomaaliyeed ee ku dhintay qaraxii ay Khawaarijtu ka geysteen halkaasi 14-kii Oktoobar 2017, kaas oo maanta laga joogo sagaal sano. Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa sheegay in 14-ka Oktoobar ay tahay maalin murugo…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa ka qaybgalay munaasabad lagu xusayay dadkii Soomaaliyeed ee ku naf waayay qaraxii 14-kii Oktoobar 2017 ka dhacay Isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho.
Shan iyo toban sano ayaa ka soo wareegtay qaraxii bahalnimada ahaa ee 4tii Oktoobar 2011 lala beegsaday xaruntii hore ee Wakaaladda Hargaha iyo Saamaha ee magaalada Muqdisho, kaas oo raad…