Topic
Warkasta is tracking socda across 5 reports from 4 sources. Recent coverage touches baydhabo, dagaal, and dibadbaxyo, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Dibadbaxyo ay hoggaaminayaan dhallinyaro iyo arday ayaa ka socda dalalka Faransiiska, Talyaaniga, Belgium iyo Albania, kuwaas oo muujinaya cabasho sii xoogaysanaysa oo la xiriirta mustaqbalka jiilka cusub iyo dareenkooda ah in aan si ku filan loo tixgelin danahooda.
Jinhua, Shiinaha – Aqoon-is-weydaarsi socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang ee dalka Shiinaha uga furmay 27 xubnood oo ka socda Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Tababarkan waxaa bixinaya khubaro ka tirsan Jaamacadda Zhejiang Normal University, waxaana ka qaybgalaya agaasimayaal, madaxda qaybaha warbaahinta dowl
Ciidamada dowladda Yemen ee Sacuudigu taageero ay sheegay in ay horumar ka sameeyeen dagaalka ka socda gobolka Tacis oo ku… Sii akhri
Muqdisho (Caasimada Online) – Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed oo war-saxaafadeed soo saartay ayaa ka hadashay wararka sheegaya in maalmaha soo socda la xiri doono garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, kadib markii arrintaas si weyn loogu faafiyay baraha bulshada. Hay’adda ayaa marka hore shacabka Soomaaliyeed la wadaagtay in aysan waxba iska beddelin shaqada garoonka, isla markaana ay…
Dagaal xoogan oo bilowday saaka hiirtii hore ayaa ka socda qaybo ka mid ah Baydhabo iyo hareeraheeda, kaddib markii ay… Sii akhri