Topic
Warkasta is tracking culus across 3 reports from 2 sources. Recent coverage touches ciidamada, danab, and gudaha, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Leego (Caasimada Online) – Faah-faahinno kala duwan ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo maanta ciidamada kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka, gaar ahaan ururka 161-aad, ay ka sameeeyeen deegaanka Leego ee gobolka Shabeellaha Hoose, kaas oo lagu beegsaday kooxda Al-Shabaab. Ciidamada ayaa fashiliyey qorshe ay Khawaarijtu doonayeen in ay miinooyin ku aasaan waddooyinka ay isticmaalaan shaca

Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Soomaaliya oo soo saartay bayaan culus ayaa si adag kaga hadashay soo noqoshada kooxaha burcad-badeeda oo weerarro ku qaaday maraakiib ganacsi, xilli ay marayeen aagga xeebaha Puntland. Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo qoraalka soo saartay ayaa walaac xooggan ka muujisay falalka haatan soo kordhay, kuwaas oo dib usoo nooleeyay khatarta […

BAYDHABO, Soomaaliya — Dagaal culus ayaa saacadihii la soo dhaafay ka socday magaalada Baydhabo, iyadoo ciidamada taabacsan madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ay weerar ku qaadeen fariisimo ay ku sugnaayeen ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya. Wararka laga helayo magaalada ayaa sheegaya in ciidamada Laftagareen ay gudaha u galeen qaybo ka mid