Topic
loogu
Warkasta is tracking loogu across 6 reports from 4 sources. Recent coverage touches carte, cumar, and dadka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Compare coverage on loogu
- Garsoore Cumar Cartan oo siweyn loogu soo dhaweeyey Magaalada Muqdisho.
- Puntland: Ciidamo tababar loogu soo xiray Gaalkacyo
- Kenya oo Mareykanka u Oggolaatay Furashada Xarun Karantiil oo Loogu Talagalay Dadka uu Ebola Ku Dhaco
- Dowladda oo si KMG ah u hakisay in Dalka Masar loogu safro oggolaanshaha safar ee loo yaqaan (OK-to-Board)
- Xarun casri ah oo shaqo-abuur loogu sameynayo dhallinyarada Soomaaliyeed oo Muqdisho laga furayo
Latest reporting

Judge Omar Abdulqadir Cartan warmly welcomed in Mogadishu.
The international Somali judge, Omar Abdulqadir Cartan, was warmly welcomed today in the city...

The Federal Government of Somalia Issues Statement on the Denial of Entry to Omar Cartan by the United States
The Ministry of Youth and Sports of the Federal Government of Somalia has officially addressed the situation of the referee...
Puntland: Ciidamo tababar loogu soo xiray Gaalkacyo
Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada Puntland, Maxamed Baarri Shire, oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Booliiska Sarreeye Guuto Muumin Cabdi… Sii akhri

Kenya oo Mareykanka u Oggolaatay Furashada Xarun Karantiil oo Loogu Talagalay Dadka uu Ebola Ku Dhaco
Nairobi, Kenya – Dowladda Kenya ayaa siisay Mareykanka oggolaansho rasmi ah oo uu ku isticmaali karo saldhig ciidan oo ku yaalla dalkaas si looga hirgeliyo xarun karantiil oo loogu talagalay dadka uu haleelo cudurka Ebola, kaas oo si xooggan ugu faafaya qeybo ka mid ah Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo. Sida ay wakaaladda wararka […]
Dowladda oo si KMG ah u hakisay in Dalka Masar loogu safro oggolaanshaha safar ee loo yaqaan (OK-to-Board)
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kumeel gaar ah u hakisay in Dalka Masar loogu safro oggolaanshaha safar ee loo yaqaan (OK-to-Board), War ka soo baxay Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa lagu sheegay in Dowladdu si dhow ula socoto Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee u socdaalay Dalka Masar kuwaas oo caqabad ka soo wajahday inay garoonka diyaaradaha ka […]

A modern center for job creation for Somali youth to be opened in Mogadishu
ADDIS ABABA — The renowned company LG Electronics, the Korea International Cooperation Agency (KOICA), the United Nations Development Programme (UNDP) responsible for Somalia, and the Elman Peace Centre have officially signed a new cooperation agreement aimed at teaching Somali youth technical skills, so that […]