Topic
Warkasta is tracking suudaan across 5 reports from 4 sources. Recent coverage touches soomaaliya, amniga, and burhan, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa magaalada Qaahira kula kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Suudaan, Mudane…

Asmara – Guddoomiyaha Golaha Sare ee Ku-meel-gaarka ah ee Suudaan, Jeneraal Abdel Fattah al-Burhan, ayaa magaalada Asmara kulan albaabbadu u xiran yihiin kula yeeshay Madaxweynaha Eritrea, Isaias Afwerki, iyadoo diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga dhanka amniga ee labada dal. Madaxweyne Isaias Afwerki ayaa garoonka diyaaradaha ee Asmara ku soo dhaweeyay Jeneraal Al-Burhan iyo waf

Caddeymahana waxay muujinayaan in labada dhinacba ay fuliyeen weerarro diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ah oo sababay dhimashada rayid isla markaana waxyeelleeyay isbitaallo, iskuullo, suuqyo iyo goobaha ay ku nool yihiin dadka barakacayaasha ah.
bannaan ee Xaqiiqo-raadin ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Suudaan ayaa sheegay in dagaalka Suudaan ay sii hurinayaan shabakado caalami ah oo keena dagaalyahanno ajaanib ah, hub, tababar iyo taageero dhinaca saadka ah

Jimco, 4 Seb 2026 {HMC} – Qorista ciidamo ajaanib ah iyo shabakadaha taageerada dibadda ayaa sii hurinaya dagaalka Suudaan, iyagoo xoojinaya awoodda milatari ee dhinacyada dagaallamaya, isla markaana suuragelinaya hawlgallo milatari oo sii casriyeynaya, kuwaas oo cawaaqib xun ku yeeshay dadka rayidka ah, sida lagu sheegay warbixin cusub oo ay maanta soo saartay Howlgalka Madaxa-bannaan […] T