Topic
Warkasta is tracking yemen across 6 reports from 4 sources. Recent coverage touches 000, dagaallo, and houthi, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Dagaallo culus oo dib uga qarxay Yemen ayaa sababay barakaca ugu yaraan 46,000 qof tan iyo toddobaadkii hore, iyadoo Hay’adda Caalamiga ah ee Socdaalka ee Qaramada Midoobay (IOM) ay sheegtay in tirada dadka guryahooda ka cararaya ay saacad kasta sii kordhayso.

Xuutiyiinta ayaa 48 saac la soo dhaafay qabsaday dhul badan oo ka mid ah koonfur Yemen, islamarkaana ay ka mid… Sii akhri
CADAN (Goobjoog News) — Ciidamada dowladda Yemen ee loo yaqaanno National Resistance Forces (NRF) ayaa shaaciyay in meydadka dagaalyahanno Soomaali ah oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab laga dhex helay maleeshiyaad…

Yeman – Ciidamada Yemen ayaa sheegay in meydadka maleeshiyaad Soomaali ah laga helay goobihii ay ku dhinteen xubno ka tirsanaa kooxda Xuutiyiinta, xilli uu socday dagaal u dhexeeyay ciidamada taageersan dowladda Yemen ee caalamku aqoonsan yahay iyo Xuutiyiinta. Sida ay qortay warbaahinta The National, arrintan ayaa ku soo beegmaysa xilli ay isa soo tarayaan […]

Mogadishu (WDN) — A potentially destabilizing security development is emerging across the Gulf of Aden and Red Sea following reports from Yemen’s internationally recognized government that Somali fighters are fighting alongside the Iran-backed Houthi movement. Yemeni authorities have reportedly announced that Somali nationals were among fighters killed in recent clashes with Houthi forces, w
Ciidamada dowladda Yemen ayaa sheegay inay dib ula wareegeen goobo muhiim ah oo ay horay u haysteen Xuutiyiinta, xilli dagaallo culus ay maalintii labaad ka socdaan qaybo ka mid ah koonfur-galbeed iyo xeebaha dalka.