Topic
Warkasta is tracking diyaaradaha across 3 reports from 2 sources. Recent coverage touches ciidamada, duulimaadyadii, and garoonka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Shirkadda diyaaradaha Itoobiya ee Ethiopian Airlines ayaa si ku-meel-gaar ah u hakisay dhammaan duulimaadyadii ay ku tagi jirtay magaalooyinka Mekelle, Axum iyo Shire ee gobolka Tigray, iyadoo shirkaddu ku sababaysay go’aanka “xaaladda hadda ka jirta gobolka Tigray.”

Mekelle (Caasimada Online) – Ciidamada Tigray ayaa Arbacadii la wareegay gacan ku haynta garoonka diyaaradaha ee magaalada Mekelle, caasimadda gobolka Tigray ee waqooyiga Itoobiya, xilli ay mar kale sii xoogeysanayaan xiisadaha u dhexeeya maamulka gobolka iyo dowladda federaalka. Ilo dhinaca ammaanka ah iyo kuwo maxalli ah ayaa wakaaladda wararka AFP u sheegay in ciidamada Tigray…
Qorshaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ee lagu dhisayo awoodda Ciidanka Cirka iyo lagu soo iibsanayo diyaaradaha dagaalka ee nooca JF-17 Thunder Block III ayaa warbixinno cusub oo dhinaca difaaca ah lagu sheegay inuu gaaray marxalad rasmi ah, inkastoo faahfaahinta heshiiska aysan weli si buuxda uga soo bixin labada dowladood.