Topic
Warkasta is tracking saaray across 5 reports from 2 sources. Recent coverage touches aanka, arkay, and culus, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Agaasimihii hore ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka, Cabdullahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) oo qoraal dheer soo saaray ayaa ka hadlay xaaladdda cakiran ee dalka, gaar ahaan amniga iyo khilaafaadka siyaasadeed ee ka dhashay arrimaha doorashooyinka oo ay weli isku hayaan dowladda iyo mucaaradka. Sanbaloolshe oo eedeymo waa wayn u jeediyay Madaxweyne…

Xafiiska Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa maanta soo saaray war-saxaafadeed uu kaga hadlay guulaha ay maleeshiyadiisa ka gaareen gobolka Baay, kaddib markii ay maalmihii lasoo dhaafay la wareegeen degmooyin dhowr ah oo ay horay u maamulayeen ciidamada dowladda federaalka iyo maamulka Koonfur Galbeed. War-saxaafadeedka oo ku taariikheysan 16-ka October 202

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si adag uga horyimid go’aanka Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, isaga oo ka digay in tallaabadaasi ay halis gelin karto dowladnimada iyo mustaqbalka dalka. Guddiga doorashada ayaa war-saxaafadeed uu maanta soo saaray ku sheegay in doorashada labada aqal ee baarlamaanka…

Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ee ku mideysan yihiin Puntland, Jubaland iyo Madasha Samatabixinta ee Muqdisho ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray ku… Sii akhri

Xubnaha mucaaradka ee la baxay Madasha Samatabixinta ayaa digniin culus kasoo saaray ciidamo ‘lagu arkay aggaarka xaafadaha ay dagan yihiin ee aaga hoteel Jasiira’ ee magaalada Muqdisho, iyadoo dhaq-dhaqaaq laga dareemay halkaasi. Wararka ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka oo wata gaadiidka dagaalka la geeyay aagga laami yaraha Zoobe…