Topic
Warkasta is tracking wax across 5 reports from 5 sources. Recent coverage touches caalami, dagaallamayo, and dastuurka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mohamed H. Shire, ayaa Soomaaliya ku matalaya shir ay wufuud ka kala socota 48 dal uga wada hadlayaan heshiis lagu dhisayo isbahaysi caalami ah oo lagula dagaallamayo wax-is-dabamarinta loo adeegsado isgaarsiinta iyo internetka. Shirka oo muddo saddex maalmood ah ka socday…

Markii Abiy Ahmed, Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya, soo bandhigay falsafaddiisa xukunka, oo lagu magacaabo Af-Amxaariga… Sii akhri

Wargeyska Wall Street Journal ayaa baahiyay in maamulka Trump uu doonayo inuu ka noqdo muwaadinnimadeeda ugu dambeynna uu musaafuriyo.

Injineer hore uga tirsanaa shirkadda caanka ah ee OpenAI, oo lagu eedeeyay inuu qalab wax duuba si qarsoodi ah u dhex dhigay qolka shirarka madaxda sare ee shirkadda, ayaa la aaminsan yahay inuu taageero la taaban karo ka helay dowladda Sacuudi Carabiya, sida ay sheegeen xeer-ilaaliyeyaasha federaalka Mareykanka. Dokumiintiyo ay…

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa Maxkamadda Sare ee dalka u gudbiyay dacwad ka dhan ah wax ka badalka Dastuurka dalka. Dacwaddaan oo todobaadkii hore loo gudbiyay Maxkamadda ayaa maanta Xafiiska Garyaqaanka Guud ee dowladda waxa uu ogeysiiyay hay’adaha dowladda u xilsaaran dastuurka in dacwad laga gudbiyay Madaxweynaha,…