Topic
Warkasta is tracking xoogga across 9 reports from 4 sources. Recent coverage touches ciidanka, taliyaha, and afrika, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Muqdisho (Raxanreeb Online) Dowladda Masar ayaa sheegtay inay xoogga saarayso horumarinta iyo tayeynta awoodda Ciidamada Militariga Soomaaliya, iyadoo ujeeddadu tahay in la dhaqan-geliyo iskaashiga dhinaca difaaca iyo heshiisyadii hore ee u dhexeeyay dowladaha Qaahira iyo Muqdisho. Masar ayaa tilmaantay in iskaashiga labada dal uu diiradda saarayo tababarka ciidamada, kor u qaadista awoodda hay’ad

Muqdisho, Soomaaliya – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan soo dhaweyn iyo mahadcelin ah u sameeyay dhaqaatiir Soomaaliyeed oo ka qeyb galay Todobaadka CIMIC ee ciidamada dalalka ku midoobay Bulshada Bariga Afrika (EAC), kaas oo lagu qabtay magaalada Dar es Salaam ee dalka Tanzania. Munaasabad casho-sharaf ah oo lagu maamuusay [̷

Muqdisho (Caasimada Online) – Taliyaha ciidanka Xoogga dalka, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta kulan la yeeshay taliyaha howlgallada gaarka ah ee Mareykanka u qaabilsan Qaaradda Afrika, Sareeye Gaas Tudor oo ay ka wada-hadleem arrimo ku aadan howlgallada ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab. Kulanka labada taliye ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga dhinaca amniga [

Muqdisho (Raxanreeb Online) Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah u qaabilsan Mareykanka Qaaradda Afrika, Sareeye Gaas Tudor. Kulanka ayaa looga wada hadlay xoojinta iskaashiga dhinaca amniga iyo howlgallada, gaar ahaan taageerada iyo horumarinta awoodda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, tayeynta ciidank

Muqdisho (Caasimada Online) – Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa sheegay inuu baaritaan ku hayo dilka askari ka tirsanaa ciidanka, kaas oo lagu dilay deegaanka Calaag ee degmada Ceelbaraf ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Taliska ayaa sheegay in marxuum Axmed Shire Xuseen xiliga la dilay uu fasax uga maqnaa shaqada ciidanka. War-saxaafadeed kasoo baxay taliska ayaa […] The post Talisk
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kormeer ku tagay Isbitaalka Rajab Tayib Erdoğan ee magaalada Muqdisho, oo hore loogu yaqaanay Isbitaalka Digfeer, halkaas oo lagu daweynayo qaar ka mid ah askarta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku dhaawacmay howlaha amniga.

Muqdisho – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta booqasho shaqo ku tegay Taliska Qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor ee magaalada Muqdisho. Taliyaha ayaa halkaasi kula hadlay saraakiisha iyo ciidamada Guutada 21-aad, isagoo kula dardaarmay inay si hufan u gutaan waajibaadkooda qaran, ilaashadaan anshaxa iyo isku-duubnida cii
MUQDISHO (Goobjoog News) — Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta booqasho shaqo ku tegay Taliska Qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor ee magaalada Muqdisho, halkaas…
BAARDHEERE – Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, ayaa maanta gaaray magaalada Baardheere ee gobolka Gedo, halkaas oo uu u tagay kormeer iyo…