Topic
Warkasta is tracking kmg across 3 reports from 1 source. Recent coverage touches guddoomiyaha, baydhabo, and golaha, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Guddoomiyaha Kmg ah ahna guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar ayaa kulankii ugu horreeyey la qaadatay xubnaha guddiga doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee dhowaan la magacaabay, waxaana kulanka sidoo kale ka qeyb galay Habdhowraha golaha shacabka Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Xasan (Nuux) iyo Xo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, halkaasi uu uga qeyb galayo Caleema Saarka Hoggaamiyaha iyo Guddoonka cusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Baydhabo ku soo dhaweeyay Hoggaamiyaha cusub ee Dowlad Gobolee