Topic
Warkasta is tracking shirka across 4 reports from 4 sources. Recent coverage touches horumarinta, soomaaliya, and ammaanka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada Muqdisho, kaasi oo uu martigeliyay Bangiga Horumarinta iyo Dib-u-dhiska Soomaaliya (SDRB). Shirka oo ay kasoo qaybgaleen mas’uuliyiin ka socday hay’adaha dowladda, ganacsato, maamuleyaasha shirkadaha gaarka loo leeyahay iyo bahwadaagta ta
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada Muqdisho ka furay Shirka Maal-gelinta Horumarinta Soomaaliya, kaas oo uu martigeliyay Bangiga Horumarinta iyo Dib-u-dhiska Soomaaliya (SDRB). Shirka waxaa ka…
Waxaa la sheegay in dowladda Mareykanku ay bixisay 20 fiiso oo loogu talagalay xubno Soomaaliyeed oo ka qaybgalaya shirka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee bishan Sebteembar 2026. Sida xogtu tilmaamayso, sagaal ka mid ha fiisayaasha waxaa qaatay Madaxweynaha Somaliland, Cabdirahman Maxamed Cabdullaahi (Cirro), halka 11-ka kale ay heleen dhinaca dowladda federaalka Soomaaliya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay Shirka Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn oo maanta ka furmay magaalada Belgrade ee dalka Serbia, halkaasi oo uu kusoo bandhigay caqabadaha amni, siyaasadeed iyo dhaqaale ee dunida wajahayso iyo muhiimadda xoojinta iskaashiga caalamiga ah. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in caqabadaha maanta jira, oo ay ka [&#