Topic
Warkasta is tracking amni across 3 reports from 3 sources. Recent coverage touches booliska, howlgal, and itoobiya, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Taliska Booliska HirShabelle ayaa ku dhawaaqay tallaabooyin adag oo ka dhan ah kooxaha loo yaqaanno ciyaal weerada ee ku sugan magaalada Jowhar, iyadoo taliska uu sheegay in falalkooda ay gaareen heer amni-darro ku abuuray shacabka iyo dadka isticmaala gaadiidka. Sarreeye Guuto Xasan Dhicisow Xasan oo maanta shir jaraa’id ku qabtay saldhigga…
Xaaladda Itoobiya ayaa si weyn u kacsan kadib markii dagaallo culus ay dib uga qarxeen waqooyiga dalka, gaar ahaan gobolka Tigray, iyadoo ciidamada dowladda Federaalka…

Howlgal amni xaqiijin ah ayaa laga fuliyay deegaannada Kuunyo Afgaduud, Dudumay, Buulo iyo Iyaanle, kuwaas oo hoos yimaada degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalka waxaa hoggaaminayay Taliyaha Booliska Birmadka degmada Wanlaweyn, Dhamme Suleymaan Maxamed Yare, waxaana qeyb ka ahaa Guddoomiye Ku-xigeenka Amniga degmada, Isaaq Nuur. Howlgalka ayaa lagu xaqiijinayay…