Topic
Warkasta is tracking amniga across 5 reports from 3 sources. Recent coverage touches baaritaan, badaha, and ciidamada, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa ka qaybgalay daahfurka Qorshaha Qaran ee Dhallinyarada, Nabadda iyo Amniga ee 2026 ilaa 2030, kaas oo ay hoggaaminayso Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Qorshahaan ayaa dhallinyarada Soomaaliyeed ka dhigaya saaxiibo muhiim ah…
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa dhaliil culus u jeediyay siyaasiyiinta mucaaradka, isaga oo ku eedeeyay inay shacabka ku abuuraan cabsi iyo walaac la xiriira xaaladda dalka, amniga iyo loollanka siyaasadeed.
Saraakiil ka tirsan Hay’adda Baarista Amniga Gudaha ee Mareykanka (HSI) ayaa Isniintii baaritaan ku sameeyay guriga Ilhan Omar, oo ah xildhibaanad Dimuqraadi ah oo ka…

VENICE, Talyaaniga — Taliyaha Ciidanka Badda Soomaaliya, Jeneraal Cabdiwahaab Cabdullaahi Cumar, ayaa magaalada Venice kaga qayb galay shirweynaha 15-aad ee Awoodda Ciidamada Badda Adduunka, kaas oo ay soo qabanqaabisay Ciidanka Badda Talyaaniga. Shirkan oo ay ka qaybgaleen taliyeyaasha ciidamada badda ee dalal kala duwan ayaa looga hadlay xoojinta amniga badaha, la socodka maraakiibta iyo…

Guddoomiyaha Degmada Doolow, Maxamed Xuseen Cabdi Lafeey, ayaa kormeer ku tegay xarunta Taliska Ciidamada Amniga Doolow, halkaas oo uu kula kulmay cutubyo ka tirsan ciidamada Daraawiishta Jubbaland. Guddoomiye Lafeey ayaa xarunta waxaa ku soo dhaweeyay Taliyaha Amniga Doolow, Maxamed Xasan Buulle “Sanka”, oo guddoomiyaha warbixin ka siiyay xaaladda guud ee ciidamada, howlgalada…