Topic
diinsoor
Warkasta is tracking diinsoor across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches 000, galbeed, and koonfur, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Compare coverage on diinsoor
Latest reporting
Hay’ada SoDMA oo 2,000 qoys gargaar ku daahfuray Diinsoor – Shiinaha oo kaashaday
Jibriil oo gargaar 2,000 qoys ku daahfuray Diinsoor Diinsoor, Baay – 24 May 2026 – Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji, oo ay wehliyaan Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS Cabdisalaan Cabdi Cali Dhaay, Guddoomiyaha SoDMA Maxamuud Macalin Cabdulle iyo Wasiirka Gargaarka Koonfur Galbeed, ayaa maanta gaaray degmada Diinsoor, halkaas oo ay si […

Mas’uuliyiin uu horkacayo Hoggaamiyaha KMG Koonfur Galbeed oo Gargaar ka Daah-furay Diinsoor
Diinsoor – Wafdi uu hoggaaminayay Hoggaamiyaha Ku-meel-gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed, Jibriil Cabdirashiid Xaaji, oo ay wehlinayeen Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali Dhaay, Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, iyo Wasiirka Garg