Topic
Warkasta is tracking liibaan across 8 reports from 4 sources. Recent coverage touches axmed, shuluq, and badeedda, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Golaha Wakiillada maamulka Galmudug ayaa Liibaan Axmed Xasan u doortay hoggaamiyaha maamulkaas, kaddib doorasho maanta ka dhacday magaalada Dhuusamareeb. Liibaan Axmed Xasan ayaa helay 72 cod, halka musharraxii la tartamayay, Cabdulqaadir Cabdullaahi Diiriye, uu helay 14 cod. Sidoo kale, waxaa halaabay saddex cod. Natiijada doorashada waxaa ku dhawaaqay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, Xus

Siyaasiga Guuleed Saalax Barre ayaa madaxweynaha cusub ee Galmudug, Liibaan Axmed Xasan (Liibaan Shuluq) ugu baaqay inuu xoogga saaro xoojinta xiriirka Puntland iyo Galmudug, nabadaynta gobolka Mudug iyo horumarinta wada-noolaanshaha bulshada. Guuleed ayaa madaxweynaha cusub ku tilmaamay oday nabaddoon ah oo muddo dheer ka soo shaqeynayay nabadda, dib-u-heshiisiinta i

Mucaaradka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku kala qeybsamay doorashada madaxweynaha cusub ee Galmudug, Liibaan Axmed Xasan (Liibaan Shuluq) oo shalay la sheegay inuu ku guuleystay xilka hoggaaminta maamulkaas. Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble oo ka mid ah xubnaha Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa hambalyo u diray Liibaan Shuluq, oo

Ra’iisul Wasaare hore Maxamed Xuseen Rooble oo ka tirsan xubnaha Golaha Mustaqbalka ayaa u hambalyeeyay Liibaan Axmed Xasan (Liibaan Shuluq)… Sii akhri

Liibaan Axmed Xasan ayaa goordhow kusoo baxay doorashadii ka dhacday magaalada Dhuusamareeb, isaga oo si rasmi ah loogu doortay Madaxweynaha cusub ee Dowlad-goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug. Liibaan Axmed Xasan oo muddo dheer olole xooggan kusoo jiray ayaa la tartamay musharrax Cabdulqaadir Cabdullahi Diiriye oo uu ugu dambeyn kaga guuleystay tartanka doorashad

Musharraxiinta u tartamaya hoggaanka maamulka Galmudug Liibaan Axmed Xasan ayaa maanta si rasmi ah u qaatay shahaadada musharraxnimada, taas oo u oggolaanaysa inuu ka qayb galo geeddi-socodka doorashada hoggaanka maamulka
Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug Liibaan Axmed Xasan ayaa sheegay in hay’adaha ammaanka Galmudug ay saacadaha soo socda tallaabo ka qaadi doonaan kooxo burcad-badeed ah oo uu sheegay inay ka soo baxsadeen hawlgallada ay ciidamada Puntland ka fuliyeen deegaannada xeebaha.

Liibaan Axmed Xasan (Liibaan Shuluq) oo dowladda federaalka u wadato madaxweynaha Galmudug ayaa sheegay in Burcad-badeedda ka soo qaxay Puntland… Sii akhri