Topic
Warkasta is tracking xorriyadda across 6 reports from 2 sources. Recent coverage touches maalmaha, dowladda, and farmaajo, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Munaasabadda sanad-guurada 250-aad ee Xorriyadda Mareykanka awgeed, Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa hambalyo iyo bogaadin u dirtay Dowladda iyo shacabka Mareykanka. Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay qadarinayso saaxiibtinimada soo jireenka ah ee ka dhaxaysa labada dal, iyadoo u rajeysay Dowladda iyo shacabka M

Guddiga Qaranka ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda iyo Midnimada, oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Guddiga ahna Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS, Mudane Cali Yuusuf (Cali Xoosh), ayaa kormeer ku sameeyey Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, kaas oo qayb ka ah diyaar-garowga munaasabadaha Maalmaha Xorriyadda. Xubnaha Guddiga Qaranka ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda ayaa

Muqdisho – Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan munaasabadda 26-ka Juun iyo Toddobaadka Xorriyadda Soomaaliyeed. Qoraal uu soo saaray, Farmaajo ayaa sheegay in 26-ka Juun ay tahay maalin taariikhi ah oo lagu xasuusto xorriyaddii gobollada Waqooyi ee Soomaaliya sana

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud oo ku guda jira dardargelinta howlaha diyaarinta maalmaha Xorriyadda, ayaa maanta kormeer ku tegay Tiyaatarka Qaranka, halkaas oo Kooxda Hobollada Qaranka ee Waabari ay ka wadeen tababarrada iyo bandhigyada faneed loogu diyaar garoobayo munaasabadaha maalmaha Qaranka. Kormeerka Wasiirka ayaa la xiriiray

Guddoomiyaha Guddiga Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda iyo Midnimada, ahna Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS, Ali Yusuf Ali (Xoosh), ayaa guddoomiyay kulanka Guddiga Qabanqaabada Xuska Maalmaha Xorriyadda iyo Midnimada Qaranka ee sanadguurada 66-aad ee 26-ka Juun iyo 1-da Luulyo. Kulanka waxaa martigelisay Wasiirka Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha, Khadiija Max

MUQDISHO – Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda iyo Midnimada ayaa galabta kormeer ku tagay Tuulada Cayaaraha ee Stadio Muqdisho, oo ka mid ah goobaha loo qorsheeyey in lagu qabto munaasabadaha cayaaraha ee lagu xusayo maalmaha xorriyadda iyo midnimada Soomaaliya. Kormeerka ayaa lagu qiimeeyey diyaar-garowga garoonka iyo howlaha la xiriira qabsoomidda tartamada iyo munaasabadah