Topic
yemen
2 stories
Waa Tuma gabadha sheegtay inuu dhalay Saddaam Xuseen ee muranka ka dhalisay dalka Yemen?
Dalka Yemen waxaa toddobaadyadii u dambeeyay si weyn looga hadal hayay haweeney lagu magacaabo Mira Saddaam Xuseen, oo sheegtay inay tahay gabadha madaxweynihii hore ee Ciraaq Saddaam Xuseen.
SOAsalGoobjoog Somali2 daqiiqo akhris

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo qaabilay Danjiraha Yemen u fadhiya Soomaaliya
Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Yemen u fadhiya Soomaaliya, Mudane Faadil Cali Axmed Al-Xanak. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka walaaltinimo ee ka dhexeeya labada dal, gaar ahaan iskaashiga dhinacyada amniga, la-dagaallanka tahriibka, iyo arrimaha socdaalka, maadaama Soomaaliy
SOAsalShabelle Media1 daqiiqo akhris