Topic
Warkasta is tracking wafdi across 5 reports from 2 sources. Recent coverage touches degmada, dowladda, and hoggaaminayo, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Wafdi ganacsi oo Shiinaha ka socda ayaa maanta soo gaaray Muqdisho si ay uga qeybqaataan Shirweynaha Xiriirinta Ganacsiga Soomaaliya iyo Shiinaha oo berri furmi doona. Wafdiga waxaa Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Safiirka Soomaaliya ee Shiinaha, Marwo Danjire Hodan Osman Abdi, iyadoo ay goob-joog ka ahaayeen masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Ganacsiga […]

Wafdi uu hoggaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ayaa maanta gaaray degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud. Wafdiga waxaa si diirran ugu soo dhaweeyay wasiirro, xildhibaanno heer federaal iyo heer dowlad-goboleed, masuuliyiin ka tirsan Galmudug iyo boqollaal ka mid ah shacabka degmada Ceeldheer oo isugu soo baxay soo dhoweynta wafdiga. Musharraxa Hoggaamiyaha Gal

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi heer…

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Dowladda Puntland Maxamed Cabdulqaadir Saalax (Doonyaale) ayaa…

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga XFS, ayaa Beledweyne kaga qeyb galay munaasabadda lagu xusay 49-guurada ka soo wareegtay maalintii Jamhuuriyadda Jabuuti ay xornimada ka qaadatay gumeysigii Faransiiska. Wafdiga waxaa ka mid ahaa Safiirka Jamhuuriyadda Jabuuti u fadhiya Soomaaliya Cismaan Dubad, Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxam