Topic
Warkasta is tracking wafdi across 8 reports from 2 sources. Recent coverage touches ciidanka, wasiirka, and ciidan, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar. Madaxweynaha ayaa ka qaybgalaya madasha al-calamayn oo diiradda lagu saarayo xoojinta iskaashiga dhaqaale, dhiirrigelinta maalgashiga iyo dardargelinta horumarka qaaradda Afrika, iyada oo madaxda iyo wakiillada dalalka Afrika ay ka
MUQDISHO – Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa qaabilay wafdi sare oo ka socda Ciidanka Cirka Pakistan, oo uu hoggaaminayo Taliyaha Difaaca Cirka ahna Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Cirka Pakistan, Air Marshal Muhammad Sarfraz. Kulanka, oo uu qayb ka ahaa Taliyaha Ciidanka Cirka Soomaaliyeed, S/Guuto Cabdirisaaq Maxamuud Xaaji, ayaa diiradda l
kismaayo – Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Jubaland ahna Ku-simaha Madaxweynaha Jubaland, Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan, ayaa xarunta Madaxtooyada Jubaland ku qaabilay wafdi heer sare ah oo ka socday Sweden iyo Hay’adda UNICEF. Wafdiga waxaa hoggaaminayay Safiirka Sweden u qaabilsan Soomaaliya, waxaana sidoo kale ka mid ahaa madax sare oo ka tirsan Hay’adda UNICEF, oo ay hoggaaminaysay…
Muqdisho — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wafdi sare oo ka socday Ciidanka Cirka Dowladda Pakistan, oo uu hoggaaminayey Taliyaha Difaaca Cirka ahna Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Cirka Pakistan, Air Marshal Muhammad Sarfraz. Kulanka waxaa ka qeybgalay Wasiirka Gaashaandhigg
Muqdisho — Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil ciidan ah oo booqasho ku jooga Soomaaliya, kuwaas oo uu wehliyo Danjiraha Jamhuuriyadda Carabta Masar u fadhiya Soomaaliya, Mudane Maxamed Salaax Keshtah. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal, iyadoo labada dhi
Taliyaha Ciidanka Cirka Soomaaliyeed, S/Guuto Cabdirisaaq Maxamuud Xaaji, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyey wafdi sare oo ka socda Ciidanka Cirka Pakistan, oo uu hoggaaminayo Taliyaha Difaaca Cirka, ahna Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Cirka Pakistan, Air Marshal Muhammad Sarfraz. Booqashadan ayaa daba socota booqashadii Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane
Wafdi ka kooban wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Baraawe, caasimadda Dowladda Koonfur Galbeed ee Soomaaliya. Wafdiga waxaa ka mid ahaa Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Koonfur Galbeed, mudane maxamed Osmaan Xaaji jiidow iyo Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista…
Muqdisho – Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, Mudane Xuseen Qaasim Yuusuf, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayay Agaasimaha Xafiiska La-dagaallanka Argagixisada ee Midowga Afrika, Mudane Idriss Mounir Lallali. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga dhinacyada amniga, socdaalka iyo maareynta xuduudaha, iyadoo si gaar ah loog